Wednesday, June 7, 2023

WARARKA SUUQA KALA IIBSIGA CIYAARTOYTA

 BREAKING Inter Miami ayaa xaqiijisay la wareegida Messi xili Messi isagana afkiisa uu ku cadeeyay taaaas




MAXAA KACUSUB WARARKA SUUQA KALA IIBSIGA ?

 BREAKING REAL MADRID ayaa kala heshiisay Dortmund Jude Bellingham




WARARKA SUUQA KALA IIBSIGA CIYAARTOOYTA

 Real Madrid ayaa diyaarinaysa dalab 80 M ah oo ay ka gudbiso Harry Kane!

Harry Kane mar hore ayuu ogolaaday. 



 

 

Tuesday, June 6, 2023

WARARKA CIYAARAHA

 #UPDATE|  Barcelona ‎FC.  ayaa ku guulaysatey in ay diwaan gashato ciyaaryahankeeda Gavi kaas oo  la siiyey lambarka 6-aad ee kooxda.


Gavi ayaa barca u saxiixay qandaraas cusub oo kooxda kusii heyn doono illaa sannadka 2028. Iyaddoo qandaraaskiisa lagu burburin karro €1B





WARARKA SUUQA MAXAA KACUSUB ?

 Benzemaa ayaa ku biiray horyaalka Sacuudiga iyo kooxda itihad




WARARKA CIYAARAHA EE SUUQA KALA IIBSIGA KOOXAHA EUROPE

 Heshiiskii uu Kai Havertz ugu biiri lahaa kooxda Real Madrid ayaa burburay sida ay warinayso Jariiradda Marca ee ka soo baxda dalka Spain. ❌




WARARKA CIYAARAHA SUUQA

 REAL MADRID ayaa macsalaameysay Benzemaa kadib


🏆 25 trophies uu la qaaday

1️⃣ Ballon d'Or

🌟 14 xili ciyaareed uu la joogay




WARARKA SUUQA KALA IIBSIGA CIYAARTOYTA

  BREAKING Inter Miami ayaa xaqiijisay la wareegida Messi xili Messi isagana afkiisa uu ku cadeeyay taaaas