BREAKING Inter Miami ayaa xaqiijisay la wareegida Messi xili Messi isagana afkiisa uu ku cadeeyay taaaas
Wednesday, June 7, 2023
WARARKA SUUQA KALA IIBSIGA CIYAARTOOYTA
Real Madrid ayaa diyaarinaysa dalab 80 M ah oo ay ka gudbiso Harry Kane!
Harry Kane mar hore ayuu ogolaaday.
Tuesday, June 6, 2023
WARARKA CIYAARAHA
#UPDATE| Barcelona FC. ayaa ku guulaysatey in ay diwaan gashato ciyaaryahankeeda Gavi kaas oo la siiyey lambarka 6-aad ee kooxda.
Gavi ayaa barca u saxiixay qandaraas cusub oo kooxda kusii heyn doono illaa sannadka 2028. Iyaddoo qandaraaskiisa lagu burburin karro €1B
WARARKA CIYAARAHA EE SUUQA KALA IIBSIGA KOOXAHA EUROPE
Heshiiskii uu Kai Havertz ugu biiri lahaa kooxda Real Madrid ayaa burburay sida ay warinayso Jariiradda Marca ee ka soo baxda dalka Spain. ❌
WARARKA CIYAARAHA SUUQA
REAL MADRID ayaa macsalaameysay Benzemaa kadib
🏆 25 trophies uu la qaaday
1️⃣ Ballon d'Or
🌟 14 xili ciyaareed uu la joogay
Monday, June 5, 2023
WARARKA CAAWA EE CIYAARAH
BREAKING: Leicester City ayaa xaqiijisay inay ka tagayaan ciyaartoydaan hoos ku xusan kaddib markii ay u laabteen horyaalka heerka labaad ee championship-ka
🇧🇪 Youri Tielemans
🇹🇷 Çağlar Söyüncü
🇬🇭 Daniel Amartey
🇪🇸 Ayoze Pérez
🇸🇳 Nampalys Mendy
🇧🇷 Tetê
🏴 Ryan Bertrand
MAXAA KACUSUB WARARKA CIYAARAHA ?
WARARKA CIYAARAHA DUNIDA IYO KOOXAHA
Tijaabada Caafimaad ayuu u marayaa Alexis Mac Allister kooxda Liverpool oo ku dhawaaqeysa saacadaha soo socda
WARARKA CIYAARAHA DUNIDA
Kabiirkii weynaa ee Ibrahimovic waa ka fariistay ciyaaraha waana ninka tan iyo 1999 xili ciyaareed walba gool ka dhalinayay
Sidoo kale waa Ninka 90-ka daqiiqo ciyaarta daqiiqad walba oo kamid ah gool ka dhaliyay 1.2.3 ilaa 90
Saturday, June 3, 2023
WARARKA CIYAARAHA MAXAA KACUSUB ?
HAMBALYO MAN CITY ayaa qaaday FA CUp kadib 2-1 ay ku garaaceen United
Reer United halkii Jalmad ayey qaadeen ama Bas ha usoo baxsadaan ama ha iska dhaafan
WARARKA CIYAARAHA MAANTA
Guardiola ayaa xaqiijiyay in beri uu ciyaarsiin doono Goolhayihiisa labaad finalka United
Sanadihii lasoo dhaafay marka sidan oo kale goolhayihiisa koowaad uu fariisiyay waxaa garaacay Liverpool iyo Chelsea
WARARKA SUUQA KALA IIBSIGA CIYAARTOYTA
BREAKING Inter Miami ayaa xaqiijisay la wareegida Messi xili Messi isagana afkiisa uu ku cadeeyay taaaas
-
REAL MADRID ayaa macsalaameysay Benzemaa kadib 🏆 25 trophies uu la qaaday 1️⃣ Ballon d'Or 🌟 14 xili ciyaareed uu la joogay














